Deni oo ku laabtay Garoowe, kulamo xasaasi ah ahna la leh Maamulkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo Muqdisho kaga qeybgalay Shirka Wadatashiga Qaranka, ayaa galabta dib ugu soo laabtay Garoowe. Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Airport ku soo dhoweeyay, Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Nugaal, Maamulka Degmada Garoowe, Saraakiil Madaxtooyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Garoowe. Dib u laabashada Deni ayaa … Continue reading Deni oo ku laabtay Garoowe, kulamo xasaasi ah ahna la leh Maamulkiisa (Sawirro)